War Deg Deg Ah: Guddomiye Cirro Oo Imika Isku Shaandheyn Cusub Soo Saaray

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu magacaabey gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Waddani oo uu u magacaabey Muddane Saleeban Ducaale Xaaji Jaamac

Sidoo kale gudoomiye Ciro ayaa waxaa uu gudoomiyaha xisbiga Waddani ee gobalka Maroodi-Jeex U Magacaabey Muj Xussen Aadan Cade oo ahaa gudoomiyihii xisbiga Waddani ee dalka UK .

Comments

comments