War Deg Deg Ah: Guddida Ka Soo Kabshada Abaaraha Oo Jabka Ku Shubatay Lacagtii Qaadhan Ururinta 18 May

Warar lagu kason Yahay oo ay helayso bahada shabakada wargane ayaa waxa maanta qasrigga madaxtooyada Lagu Qabtay Kulan Lagu Arrin Sanyey Habkala Iyo La Dagaalanka Abaaraha Iyo Sixir Bararka

Hadaba Xukuumadda ayaa waxa laga Dareemay oo laga Dhan Dhan saday Hadalo ay meesha bayan uga Dhex Cadayn aya waxay ku sheegan inay Lacgtii Badh  hayan Badhnaha lagu bixiyey Xaflado kala Dowan Iyo Xanuunkii Shuban Biyoodka allah ha inaga Dul Qaada Ee Ka Dilaacay Gobalada Togdheer Iyo Awdal

Sida ay wararkanni nagu soo gadhayan aya waxay sheegan inay xukuumado ay u cuskatay Lacagtah Inay Waday Xoolo Nool Oo Ay U Biibiso Dadkii Abaaro Ho Saamayen

Hadab Xukuumadan ayaa waxa Magac Daro ku noqotay Iyo Magac Xumo inay Dhaafii Kari Wayday Lacgtii Maskiinta Abaaro sameyn Ee Xoolo La,anto Ku Dhacaday

Comments

comments