Top News: Xog Culus Guddoomiye Cirro Iyo Xirsi Safarkii Dawlada Imaaradaka + Arriamaha Saldhigga + Qadar Lacag Ah Oo Ay Qata,,,

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Shabakada wargane ka soo Xaqiijisay Xafiiska Dhexa Ee Xisbiga Waddani oo ay ka dhan ah Safarkii Goddoomiye Cirro Iyo Hoggamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan

Hadab Safarkan Madaxda Xisbiga Waddani aya waxa u daarna sidi aya u soo sexaaxi lahayn Arrimaha Saldhigga Milatery Ee Lagu mursan sanyahay oo u diiday Sida aad wada haysan inu qalinka ku duugo Guddoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan Cirro

iyada oo guddoomiye cirro iyo xisbiga waddani ay dhan uga soo wada jeestan arrimaha saldhiga oo ay mucaarid ku noqdan aya waxa ay qalinka ku soo dugan Heshiisaka Saldhiga Milatery oo ay ku soo qatan Qandaraas dhanoo 20 Milion Oo Dooller ah Waa Sida ay Shabakada Wargane warku ku soo Gaadhay

Comments

comments