Xagu Ku Danbeyey Shirkii Beelaha Biciido Balse Maxay Ku Go,amo Caynka ah ayaa Ka Soo Baxay Qaba,,,

Gudidii Qaban Qaabada Shirweynaha Dhalinyarada Beelaha Bariga Burco, Oo Dhowaan La Shaaciyay Ayaa Maanta Safar Ugu Anba Baxay Degmada Belli,dhiig Si Ay Gogol Xaadh Ugu Noqdaan Shirkaasi,

Gudida Qaban Qaabada Ayaa Soo Dhoweyn Diiran Kala Kulmay Shacabka Ku nool Degmada Ballidhiig,Waxaanay Dadweynaha Ku nool Deegaankaasi Sheegeen Inay Soo Dhoweynayaan Shirkaasi,Iyaga Oo Talooyin U Soo Jeediyay Dhalinyarada Gaadhay Degmadaasi Isla Markaana Ku Baraarujiyay In Shirkani Noqdo Mid Magac Iyo Maamuus U Soo Jiida Degmada,Balse Aan Noqon Mid Deegaankan Lagu Canaanto Marti Gelintiisa,Iyaga Oo Dhamaana Dhalinyaradii Halkaasi Maraysay Qaateen Waanada Iyo Talooyinka Dadka Deegaankaasi

Shirkan Oo Maalmihii U Danbeeyay Laysku Maandhaafsana Goobta La Qabanaayo Iyo Xiliga Uu Dhacaayo Ayaa Loo Mudeeyay Inuu Qabsoomo 22 Julay Ee Sanadkan Aynu Ku Jirno,

Comments

comments