War Deg Deg Ah: Madaxweyne Farmaajo Oo Abaabulayah Dagaal Ka Dhan ah Somaliland

warar Xogaa gaal ah oo ay helayso shabakadda waragane aya waxay sheegayan inu madaxweynaha maamulka Muqdisho Maxamed Cabdillahi Farmaajo Oo Abaabulayo Dagaal ka Dhan ah Somaliland.

Sida ay wararku nagu soo gaadhayan aya waxay sheegayn inu Madaxweyne Farmaajo Ciidan U Diyaarsaday Kooxda Al-Shabab Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Wadamada Mareykanka Iyo Turkiga Iyo Ugand Iyo Kenya U Ka Soo Kala Qaday Ayaa waxa la sheegay Inu Madaxweyne Farmaajo U Sheegay Inay Al-Shabab Tahay Xubin Ka Mid ah Qaranimada Somaliland Oo Somaliland Laga Maal Galiyo Sida ay Shabakadda wargane Soo Heshay Xogan

Hadaba Xukuumadda Farmaajo Ayaa Ciidan Iyo Hub La Siiyey Oo Hawdii Sare Ee Guudna Lagu Wareejiyey ayaa Nidaam kala Oo Siyaasadad Ku Wada Qaranimada Somaliland

Comments

comments