Wariye Cali Mahdi Jibriil oo ah wariye ka hawl gala telefishanka caalamiga ah ee Kalsan tv Aya waxa lagu eedeyey Inu Lacago Ka Cunay Wiil Yar Oo Xanuun sanayah Balse Muxu Ka Yidhi Arrimaha

Wariye Cali Mahdi oo ka hadlaya arrimaha aya waxa u Soo Dhigay Barata u ku layahay Baraha Bulshada Qoraal Kooban Oo Masaahid Ku Dhex Dhaarat

Waxaad igu kalifteen dadkaygii aan jeclaayow in aan dhaarto oo sidii aan dhiig galay misaajid dhexdii aan ku dhaarto, si aan idinka idiin qanciyo, weliba inan yar oo aan xishoonayn la ajligeed….kama xumi in aan dadkayga qanciyo lkn waxaan ka xumahay qof noocaas oo kale ah in aad dhagaysataan, waxaase mahadsan boqolaalkii asxaabtayda ahaa ee in aan waxyaabaha qaa iga suurtoobaynin yaqiinsanaa, intii dushaa iga taqaanay ee ituhuntayna cafis bay iga tahay, lkn waxaan idin leeyahay oon idinku waaninayaa, dadkiina qiimaha leh ee idin jecel ha ku qiimo ridina idinkoo dhagaysanaya, dad aan u qalmin xataa in erey wanaagsan la dhoho,ogaada se wixii sharaf lehina way leeyihiin, wixii bilaa sharaf ahaana weligoodba bilaa sharaftii bay ku noolaanayaan
subxaana laah, subxaana laah,
Waxaan kaga dhaartay misaajidka maansoor dhexdiisa in aan wax ka ogaa ama garab bixiyay in la musuqmaasuqo lacagtii Maxamed yare iyo in kale.
Waxaa maanta hotelka maansoor ku wacdiyay weriyeyaasha culimada dalka qaarkood, kedibna halkaas ayay warbaahinru ku wada afureen, waqtigii salaada kedib ayaan culimada ka codsaday in lacagtaas ogaansheheeda la iga dhaariyo, sidii banana ku dhaartay

Comments

comments

SHARE