Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu goob fagaare ah isla markaana madaxweyne Siilanyo goob joog ka ahaa ka sheegay in uu iminka bilaabi doono Xifdinta Quraanka Kariimka,

Sido kala wasiir cadaani oo sheegay inu mujaahid Yahay oo u ku noqday Mujaahid Wadada Ceerigaabo oo u xirsi kale shaqayay

Sido kalana waxa u sheegay wasiir Cadaani inu ku faraxsan yahay Kaalinta Koowed ee ay gashay Gobalka Togdheer

 

Comments

comments