War Deg Deg Ah: Wasiir Cadaani Oo Maanta Laga Soo Saaray Qasrigga Madaxtooyada Iyo Cida Ka Danbeysay (Xog Culus)

warar lagu kasoon yahay oo naga soo gaadhayah dhanka Iyo Qasriga Madaxtooyada aya waxay sheegay in shirkii golaha wasiirada ay joogan xubo ka tirsan golaha wasiirada Siilaanyo ina Yaro Faro Ku Tiris ah oo ay badan koodu maqan yihiin burco Xaalada Shuban Biyoodka Awggeed

Hadaba warar lagu kalsoon yahaay oo nagag imanayah dhanka iyo qasrigga madaxtooyada aya waxay sheegayan in wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryaynto u ka soo saray qasriga Madaxtooyada Wasiirka warfaafinta Cismaan Cabdillahi Saxardiid Oo Ay Tahay Cadho ka Dhalatay Diyaaradi Cali Mareexaan u ugu talo galay Taakulaynta Reer Burco oo ay xukuumadu ku qaladay Diyaarad ay bisha Cas u soo diraysay

oo u cali mareexaan ku yidhi ka hadal oo sheeg inanay ahayn Diyaaradani tii la soo diray xukuumad oo ay tahay mid aaan cali ahan jabkaga kala Baxay

sida iyada oo ahayd ayaa wasiirka warfaafinta aya ku qacan saydhay oo diiday Inu ka hadlo arrintaa

hadab wasiir cali mareexa  aya maanta afafka hore ee qasriga madaxtooyada Ka Celiyey Wasiirka Warfaafina Jsl

Comments

comments