War Deg Deg Ah: Muxu Daarna Kulankii Saylici Iyo Madaxweyne Ismaacil C Geele

warar xogaal ah oo ay halayso bahada shabakada wargan aya waxay sheegay inu kulan yaro kooban dhex maray shalay madaxweynaha dalka jibouti Mudane Ismaacil Cumar Geele iyo madaxweyne Ku xigeenka Jsl Cabdiraxmaan Saylici oo kulankoodo daarana Sidi Lugu Wareejin laha Xeebta Magaalada Saylac oo u madaxweyne Geele Rabo Inu Deked Casri ah ka sameysto oo u  kiraysto

Haba Kulankan waxa ka Danbeyey La Taliyaha Khaaska ah ee Madaxweyne Siilaanyo Cali Maxamed Waran-Cadde oo kulankan Dhex Dhex-Dhaxadinyey oo la isku afgartay kulankan iyo habkii loo mari laha sharciga Xeebta Saylac

Comments

comments