War Deg Deg Ah: Maxa Kala Qabsay Siyaasi Buuba Iyo Qasriga Madaxtooyada Jsl

Ila Waraado Lagu Kalsoon Yahay oo naga soo Gaadhayah Dhanka Iyo Qasrigga Madaxtooyadda Jsl Ayaa waxa la sheegay Inu Siyaasi Ismaacil Hure Buuba U Maanta Si Lama Filaan ah uga Dhex Hilaacay Qasrigga Madaxtooyada Jsl

Iyada oo ahayd Maalin Dhawayd Markii Siyaasi Ismaacil Hurre Buuba Laga Soo Celiyey Madaarka hargeysa ayaa wax u maanta ka dhex onkoday qasrigga madaxtooyada oo u doontay Passport-kiisa U ku tagi ,

Iyada oo safarkiisan ay ku dhinac taagnyah wiilka u adeer ka u yahay ee la yidhiahdo Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buub oo ah afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani

Sida Loo Xaqiijiyey Bahda Shabakadda Wargane ayaa sidan ah, hadaba qasrigga madaxtooyad aya si badhaadh ugu Caragsatay Siyaasi Ibraahin Mahdi Buuba Passport-kiisa Oo ay ku Yidhadaan Iska Qaado Passport Somalilander guur ay ka dhantahay Siyaasi Buuba

 

Comments

comments