War Deg Deg Ah: Maxa Ka Jira In Saylici Loo Diiday Baasaboorki Dawlada Djibouti ? Xog Culus

warara xoga gal ah oo laga kalsoon yahay oo naga soo gaadhayah dhanja Iyo Dawlada Djibouti ayaa waxay tibaaxayan safar qarsoodi ah oo madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Mudane Saylic Oo Safaarada Dawlada Djibouti kala Kulmay Waji Gabax

Hadaba warar lagu kalsoon yahay oo ay halayso shabakadd wargane ayaa waxa sheegayan cadho ka dhan ah in lugu diiday Saldhiga Imaaradka Iyo Shirkadda Dp World Ee Casriyaynaysa Dekedda Oo Logu Diiday Inu Halo Basaporta Dalka Djibouti

Sida aad wada ogsoontihiinba madaxweyne ku xigeenka somaliland ayaa mudo afar cisho ah Dawlada Djibouti ku jooga safar qarsood ah oo u ku raadsabayo fursad lagu siiyo Basaporta Dawlada Djibouti

Comments

comments