Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani ayaa dalka dib ugu soo laabtey ka dib safar uu ugu maqnaa dalka Imaraadka.

Musharax Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu kominshan doorashooyinka ugu baaqay in ay sida ugu dhakhsaha badan u cayimaan maalinta doorashada madaxtinimo ay dalkan ka dhici doonto

 

Comments

comments