Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu maanta dalka dib ugu soo laabtey isaga oo Musharax Cabdiraxmaan Ciro oo mudooyinkii ugu danbeeyey safar ugu maqnaa dalka Imaraadka

Hogaamiye Xirsi ayaa waxaa uu sheegay in safarkaasi ay dibada ugu maqnayeen isaga iyo Musharax Cabdiraxmaan Ciro uu ku soo dhaamdey si guul ah

Comments

comments