Deg Deg: Buuba Oo Imika Madaxtooyada Loga Yaadhay Iyo Cida U Yaadhay,,,

Prof Ismaciil Hurre Buubaa ayaa waxaa uu maanta safar kadis ah oo aan laga filaneen uu ku tagtay xarunta madaxtooyada Somaliland .

Siyaasi Buubaa oo uu la socdey xildhibaanka uu adeerka u yahay ee Ibraahim Mahdi Buubaa iyo xildhibaano kale ayaa ujeedka uu madaxtooyada u tagey ay aheyd sidii uu dacwad ka dhan ah masuulyiinta madaarka iyo Taliyaha Laanta socdaalka ugu gudbin lahaa madaxtooyada ka dib markii xogtii ku qorneed Passport-kiisa shaqsiga ah oo ay gacanta ku hayeen masuulyiinta madaarku lagu faafiyey baraha ay bulshadu ku kulanto taas oo ah arin danbi ah .

 

Comments

comments