War Deg Deg A: Maxa Ka Jira Inu Madaxweyne Farmaajo Ka Danbeyey Isku Shaandheynta Madaxweyne Siilaanyo Iyo Gaas ? Oo U Amar ku Bixiyey

Warar Lagu Kalsoon yahay Oo Ay helso shabakadda waragane ee dhanka Iyo Muqdisho naga soo gaadhaya iyo dhanka Iyo Madaxda U Dhago Nugol Siyaasada Somaliland ayaa waxay Sheegan In Isku Shaandheyntii Shalay Ka Dhacaday Maamulka Puntland Iyo Xukuumadda Somaliland U Ka Danbeyey Madaxweyne Farmaajo

Hadaba Siyaasiyiin Waa Weyn Oo U Qarkood ay Ku Jiran Xukuumadda Siilaanyo aya waxay No Cadayan Inay isku Shaandheyntani Ay Ahayad Amar Ka Yimiday Dhanka Iyo Xukuumadda Farmaajo

Hadaba Isku Shaandheyntan ayaa aya hal mar wada dhacaday aya waxay ay dhacaday hal mar oo ay wada saran labada Xukuumadda Ee Somaliland Iyo Maamulka Puntland

Afeef Shabakadda wargane Kama ah qaran Nacayb Lkn waxay Idin la wadagaysa Arartida siyaasinta U Dhago Daloola Xukuumadda Somaliland

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Gaas Oo Isku Shandheyn Balaadhan Sameyey

 

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Imika Sameeyey Isku Shaandheyn Balaadhan

 

Comments

comments