War Deg Deg Ah: Xukuumadda Oo Dabada Ka Riixaysa Mudo Kurdhin Saddexda Goor Dalku Xaalada Xuni Soo Waj,,

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Aanu Ka Halayno Dhanka Iyo Qasrigga Madaxtooyada Ayaa waxay Is Daba Marin Saddexda u cuskanayaan Xanuunka Ka Dillacay Dalka Gaar Ahan Gobalada Togdheer Iyo  Awdal Oo Ritay Dad Weyn Farro Badan

Hadaba Xukuumadda Oo Cuskanaysa Arrimahan aya waxa Ay Wadan Sidi Daawaha Loo Sari laha Mudo Kurdhin Saddexda Oo Ka Curtah Dalka Waxana Mudo Kurdhintan U Dheraarinayah Wasiirka Hawlaha Guud Mr Cali Mareexaan Oo Si Weyn U Raba Inay Mudo Kurdhin Kala Loo Sameeyo Kursi Jecyl Owgeed

Hadab Shir Yar Oo Qarsoodi ah oo ay iskugu Yimaadan Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Iyo Qaar Ka Mid ah Gudi Hoosadka arrimaha Bulshada aya waxay isku afgartaan In Mudo kurdhin loo cuskada Xaalada Dalka Iyag oo u adegsanayaha Dadki Abaaraysana Ee Ay Lacagta U Ururiyaan Ee Aan Lagu Wareejin Lavagtii si ay Maar Mar U gasho Doorashad

 

Comments

comments