Somalia: Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre Oo Khudbad Nooc Kale Ah U Jeediyey Dhalinyaro Isaga Oo Khadka Ka Baxasan,,,

Mudana Xasan Cali Khayre Oo Khudbad Ka Baxasan Khubadihii Kala u jeediyeu Dhaliyaro Iyo Ardayda Jaamacada Isaga oo Khadka Ka Baxasan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa boqolaal ardey oo isaga kala yimid Jaamacadaha dalka, kula hadlay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, wuxuna kula dar-daarmay in wadajir loogu istaago sidii looga shaqeyn lahaa Soomaaliya mar kale cagaheeda isu taagtay oo ka tilmaaman dalalka kale ee Caalamka.

Ra’iisul Wasaaraha sheegay in dib-u-howlgelinta Jaamacadda Umaddu ay tahay astaan qaran, isla markaana ay Xukuumaddu xooga saari doonto sidii loo dhisi lahaa guud ahaan xarumaha ay leedahay Jaamacaddu, gaar ahaan xarunta weyn ee Gaheyr.

Comments

comments

SHARE