Wiil Yaro Dhalin Yaro Ah Oo Magaf Ku Silciyey Saxaraaga Liibaya Oo Ila Imika U Xidhan

Wiil Yaro Dhalin Yaro ah oo Reer Hargeysa ah aay maalmihi Ugu Danbeysay U Xidhan Magafaha Saxaraaga Liibayah Hadab Wiilkan Oo Lagu Magacaabo Nasrudiin Jamaal oo Xafdood aan haysan Lacag ay kaga Bixiyaan Magacaha ayaa waxa u magafa soo Bandhigay sawiro Iyo Video U Ka Dubay Oo Casaynayo Hadab Dar Ilalhay U Caawi Waa Wiil Yaro Aanay Xafadoodo Haysan Wax Lacag ah Cidi dar Ilaahay U Caawinaysa Haka La Xidhiidhi Numberka 4660404 Waana Numberkii Hooyadi Dhashay Wiilka Waxan Lagu Magacaaba Nimco Saleebaan Xasan Goo

 

 

Comments

comments

SHARE