Wararki Ugu Danbeeyey ee Qalalaasaha Khaliijka

Dalalka Kuwait iyo Turkey ayaa bilaabay dadaalo diblamaasiyadeed oo ay ku qaboojinayaan xiisadda ka taagan dalalka Khaliijka ee go,doomiyey Qatar.

Axadii ayey aheyd marki ay Sucuudiga, Imaaraadka, Baxrayn, Masar, Yemen iyo Liibiya ay ku dhawaaqeen in ay xiririka u jareen dawladda Qadar oo ay ku eedeeyeen inay taageerto argagixisada.

Wararki ugu danbeeyey waxaa warbintaan ka diyaariyey wariyaheena dalka Masar, Xuseen Saxnuuni.

https://www.voasomali.com/a/3888615.html

Comments

comments

SHARE