War Deg Deg: Diyaaradda Qatariya oo Bilowday Isticmaalka Hawadda Somaliland

Sarkaal sare oo u hadlay DF Soomaaliya ayaa sheegay in ugu yaraan 15 duulimaad oo shirkadda Qatar Airways ah isticmaaleen hawadda Soomaaliya  maalin kaliya, tan iyo markii uu bilaawday qalalaasaha ka jira wadamada Khaliijka.

Sarkaalka oo magaciisa ka gaabsaday ayaa sheegay in ka hor inta aysan bilaaban xiisada jirta Gacanka hawadda Soomaaliya isitcmaali jireen hal ilaa labo diyaarood ama duulimaad oo ah shirkadda Qatar Airways maalintii oo kaliya.

Sido Kalana Diyaaradan Qatar Airways ayaa waxay Socdaalo Ka Bilaabmi Doonta Hawda Sare Ee Jamhuuriyada Barakaysan Ee Somaliland

Sida Hadaba ay shabakadda Wargane Ku Hayaso Xogo Rasmi ah Waxa Maanta ay Wada Hadlo la Bilaamay Wasiirka Duulista Ee Xukuumadda Farmaajo Iyo Wasaarada Duulista Iyo Hawda Sare Ee Jsl

Comments

comments