War Deg Deg Ah: Siyaasiin Miisan Culus Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Kulmiye Kana Soo Baxay Xisbiga Waddani

Wara lagu kalsoon yahay oo ay halaso shabkadda wargane aya waxay soo xaqjisay Inu Khilaaf balaadhan soo kala dhex galay xisbiga mucaaridka ah ee waddani,

Siyaasiyyinta Ugu Waa Weyn Xisbiga Waddani Oo U Hoggaminayo Afhayeenka Xisbiga Ibraahin Mahdi Buuba Iyo Daa,ud Xuseen Jamac Mr Food Cadde Iyo Wasiirki Hore Ee Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur) Hadaba Siyaasiyiintan aya waxa U Khilaaf ay ka Dareeman Dhanka Xisbiga Waxay Ay Kaga Tashadaan Inay Ku Biiran Xisbul Xaakimka Talada Dalka Haye Ee Xisbiga  Kulmiye.

Sida ay halaso Shabakadd wargane aya waxay Tibaaxayn Inu Khilaafkani Mudo Oo Ka Dhex Daarna Xisbiga Waddani oo ay isku hanan wayan Talada Xisbiga Waddani Oo U Gacan Gashay Hoggamiyah Xirsi Cali Xaaji Xsaan,,

Hadaba Heshiiskan aya waxa U Daarna Maalmo Yaro Kooban Oo ay Heshiis Hor Dhac ah la Yaashan Masuulyiinta Sar Sare Ee Xukuumadda Oo heshiis Hor Dhac ah wada Galan Iyo Qadar Lacag ah Tiro Dhan 60000 Oo Dooller

 

Comments

comments