War Deg Deg Ah: Boorama Dad Ka badan 60 oo uu Shuban Biyood Soo Ritay

Waxaa waayadan dambe ka jiray degmada Borama ee Gobolka Awdal xanuunka Shubanka. Bukaano ka badan 60 qof oo uu soo ritay xanuunkaasi ayaa la dhigay Cusbataalka Boorama.

Xaaladaha Shubankaasi ayaa Wariyaha VOA ee gobolaasi Haashim Sheekh Cumar waxa uu ka wareystay iskuduwaha Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka Awdal Dr. Mustafe Muumin Muuse.

https://www.voasomali.com/a/3888614.html

Comments

comments

SHARE