U Code Wasiirada Beelaha Habar Jeclo Kii Ugu musq-maasuq Badan Afartan Wasiir ?

Maanta Oo Ah Salaasa waxay bahada shabakadda wargane Iidin La Wadagays Raygiina Waxanay Idin Soo Tirin Doonta Wasiirada Beelaha Habar Jeclo Ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

1-Wasiirka Madaxtoooyada Jsl Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo siada aad wada ogsoontihiinba ah wasiirka kaliyah Ee ku Hadla Afka Maadxweyen Siilaanyo Oo Imika Kaligi Ka Taliyah Dalka Oo Dhan

2- Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryeenta Somaliland Cali Maxamed Xassan (Cali Mareexan ) Oo Sida aad wada ogsoontihiinba Soo Qabtaha Hawlaha Mad-Madow Ee Dhanka Golaha Wakiilada Wixi Luga Baahdo isaga oo luuqad u gaar ah kula Hadla Golaha Wakiilada

3 Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Hore Uga Tirsanaan Hiray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ahab Wasiirki hore Ee Madaxtooyada Jsl Imikana ah Hoggamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani

4- Danjiraha Somaliland u fadhiya dalka Imaaraadka carabta Baashe Cawil Xaaji Cumar, Wiilka Yar Ee Sodaga Loo Yahay Oo Fuliyah Hawlaha Ugu Waa Weyn Dhanka Dp World Iyo Saldhigga Milatery Ee Dawladda Imaarad Ka Carbta

Waa Bahda Shabakadda Wargane Oo Idin Lah Codkiina Ka Dhiibta Xor Ayaad U Tahay Codkaaga Waxad Commentiga Hoose Ku Soo Qorta 4 Taa  Kii Ugu Masu-Maasuqa Badna Ee Xukuumadda Siilaanyo,,,

Comments

comments

SHARE