Deg Deg: Muuse Biixi Oo Tiraba Lacag Dhan Ka Bixiyey Xaalada Gobalka Togdheer Balse Wa Imisa?

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo lacag dhan todobaatan Kun (70,000$ ) oo xisbiga KULMIYE kaga qayb galayo gurmadka Shuban biyoodka ee burco ku wareejiyay Wasiirka Caafimaadka .

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdu ayaa sheegay inay lacagtan ugu talogaleen xisbi ahaan in muddo bil ah lagu bixiyo shidaalka baabuurta iyo gunnooyinka shaqaalaha sida tabarucaadka ah ugu shaqaynaya dadka xanuunsanaya.

Wasiirka Caafimaadka Saleban Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa sheegay inay baahidaaa xisbigu kasoo jawaabay ahayd tii ugu darnayd ee haystay wasaarada Caafimaadka isla markaasna culus badani ka saarnaa arrintaa.

Comments

comments