Xanuunka shuban biyoodka ayaa waxaa la soo sheegaya in uu ka dilaacay xabsiga weyn ee Magaalada Borama halkaas oo ay booqasho ku tageen gudida caafimaadka ee gobalka Awdal

idoo kale guddida ayaa waxaa wehelinaayey dhakhaatiir isla markaana waxaa ay qiimeyn ku soo sameyeen heerka uu taagan yahay xanuunkaas shuban biyoodku,

Comments

comments

SHARE