War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Shaandheyn Balaadhan La Dhex Galay Golaha Wasiirada + Wadno Gariirka Wasiiradda + Wasiirada Xilka Laga Qaadayo

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Soo Gaadhayah Xafiiska Wararka Ee Bahada Shabakadda Wargane News ayaa waxay ka halayan dhankaa Iyo Qasriga Madaxtooyada Inay Isku Shandhayn Balaadhan La Sameyn Doona Mudo Laba Cisho ah, Goo U Dalku Marayo Xaalada Ala Bari Ah Oo Daashaday Abaaro Iyo Xanuuno Kale Duwan aya waxay ay sameynaysaa Xukuumadda Fadhiga adag Lixda Bilood U Hadhan Isku Shandhayn Kooban Iyo Wasiiro ay Safto Qadan Doonto Waxa Ka Mid Ah Wasiirada Ugu Tuhunka Weyn Xukuumadda Siilaanyo

1 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Xaglo Toose Xilka Qaadis

2 Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo SamSam Cabdi Aadan Xilka Qaadis

3 Wasiirka Tamarta Iyo Macdanta Xilka Badalis Iyo Xagalo Badalayo Oo La Qaatay Si ay shabakada wargane Halayso Wasaaradda Beeraha

4Waiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Guryanya Cali Mareexaan Xilka Badalis Isaga Oo Lagu Badalayo Wasiirka Madaxtooyada Jsl

5 Qasriga Madaxtooyadda Jsl Md Maxamuud Xaashi Cabdi Xilka Qaadis Isaga Oo Loo Eegay Kursiga U Ku Fadhiyo Inaanu Xaq U Lahayn Oo Lagu Badalyo Wasiir Cali Mareexaan oo Noqon Doona Wasiirka Madaxtooyadda

6 Wasiirka Waxbarashada Jsl cabdillahi Ibraahin Habbane Xilka Qaadis Isaga Oo Lagu Badalayo Axmed Muumin Seed Oo Hore Uga Tirsana Xisbiga Mucaarid ka ah Ee Waddani

Waxanay Intaa Shabakad wargane Iiidin Soo Gudbinaysaa Wasiirada Cusub Ee U Taagan In Xilal Loo Magcaabo

1 Cabdicasiis M Samaale Oo Hor U ah wasiirki Hore Ee Maaliyadda Oo Imika Loo Magcaabayo Xil Wasiirnimo Oo Ah Wasiirka Waxbarashada Ee Tacliinta Sare Iyada Oo Ay wasaradda Waxbarashada La Kala Qaadi Doona Laba Wasaaradood

2 Tiinbaro Oo Sharaxan Jagada Marwo Sam Sam Cabdi Aadan

3 Axmed Muumin Seed Oo U Taagan Wasiirka Waxbarashada Jsl

 

Comments

comments

SHARE