War Deg Deg Ah: Khilaafka Xukuumadda Iyo Isku Shaandheynta Siilaanyo + Xanuunka Shuban Biyoodka

Madaxweynaha Jsl Mu Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo ay u hadhay mudo yaro kooban oo ila Lix Bilood ah aya waxa miiska u saarantahay isku Shaandhayn Balaadhan Oo Qoorta Ka Goynaysa Wasiirka Ugu Tuhunka Weyn Xukuumadda Siilaanyo Balse Waa Kuma

Wararkan ay Halayso Bahda shabakada wargane Ee Naga soo Gaadhayah Dhanka Iyo Qasrigga Madaxtooyada aya sheegayah Inu Khilaaf Balaadhani Soo Kale Dhex Galay Wasiirka Madaxtooyada Md Maxamuud Xaashi Cabdi Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Cabdiraxmaan Ismaacil Saylici Oo Loolan adag shalay ka dhex qabsoomay Gudaha Madaxtooyada

Oo ay Wasiirado Isku Raacn Hbakii Loo Khaarijin Laha Wasiirka Madaxtooyada Golaha Wasiirada OO Shalay Kulan Deg Deg Ah U Iskugu Yaadhay Md Saylici ayaa Laga Arinsayey Qaabkii Isku Shaandheynta Iyo Habkii Xilka Loga Tiiri Laha Wasiirada Ugu Tuhunka Weyn

Ee Kale ah Wasiirka Maaliyada Marwo SamSam Cabdi Aadan Iyo Wasiirka Madaxtooyada Md Maxamuud Xaashi Cabdi

Hadaba Si Ay Warar Hoose Nagu Soo Gaadhayan aya Damaca Maxamuud Xaashi Waxa U Daaran Yahay Sidii Uu Hanan Laha Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Shanta Sanno Ee Soo Socdah

Sidoo Kale Sida ay wararku nagu soo gaadhayaan aya waxay sheegayan inu khilaafkan Daaran yahay Lacagtii Guddida Ka soo Kabashadda Abaaraha ay Qaadhan Ururintii Xuskii 18 May Oo U Khilaaf adagi soo kale Dhex Galay Afata Guddida ah Ee Abaaraha Ku Qadhaamsadaha

Xukuumadda aya waxay U Muuqatah Mid Ka Dhago adkaatay shacabka Baahan ee u tabaalaysann Xanuunka Shuban Biyoodka Ee Ka Dilaacay Gobaladda Somaliland Gaar ahan Gobalka Togdheer Iyo Gobalka Awdal

Comments

comments

SHARE