War Deg Deg Ah: Imisa Wasiir Oo Shaqo Ku Maqan Ayaa Xilka Laga Qaaday ?

 

Wasiiro Badan Koodo Ku Maqnaha Hawlagalo Kala Dowan Haday Tahay Qar u Yaacay Dhanka Iyo Xanuunada Soo Ritay Xanuunk Shuban Biyoodka Gobalada Iyo Qaar Kala OO Waxqabad Fiican Laha Iyo Qaar Xanuunsanyey Oo Ay Caawa  Sefta Madaxweyne Siilaanyo Ku Dul Dhacaday

Xilka Qaadis

1 Mudane, Maxamuud Sheekh Cabdillaahi Cige, Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta

2. Mudane, Axmed Nuur Faahiye, Wasiiru-dawlihii Hore ee Wasaaradda Duulista Hawada

3 Mudane, Xasan Daahir Dhimbiil, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka

4 . Mudane, Farxaan Xasan Cabdi, Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Daad-madheedh

5 . Mudane, Ibraahim Jaamac Maxamed, Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Saraar

6 . Mudane, Maxamed Cali Aadan, Agaasimihii Hore ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda

ALLAA MAHAD LEH

Naasir Yuusuf Daahir

Agaasimaha Saxaafadda Madaxtooyada JSL, ahna

Ku simaha Af-hayeenka.

Comments

comments