War Deg Deg Ah: Allah Ha U Naxariista Waxa Imika Geeriyooday Mujaahid Ooto Biixi

Waxaa Goor dhaweyd cibitalka Edna Aadan ee magaalada Hargeysa ku geeriyoodey Muj Maxamed Biixi Caalin Ooto oo xanuun halkaasi u jiifay muddo laba habeen ah,

Mujaahidka ayaa dhawaan xaalad caafimaad kaga yimid dalka Hindiya balse maalmo kooban joogay magaalad Hargeysa

Inaalilaah Waa Inaa Ilahay Raajucuun Alleh Ha U Naxaristo Marxuumka Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iiman ha ka siiyo

Comments

comments

SHARE