Qissada Maryam Binto Cimraan waxa ay i bartay Hee

Maryam oo ahayd ina Cimraan waxa lagu eedeeyay ceeb aad u fool xun, tuhun aad u qarriban waxaana ay ku sugnayd mawqif aad u adag?. iyadoo sidaas ah.

Allah waxa uu ku yiri: Cun oo cab kuna indho doogso hadii aad cid bashar kamid ah aragtid ku dhe nadar ayaan raxmaanka ugu galay inaan soon insi na lama hadlayo maanta.

Oo ujeedadu ahayd dhag ha u dhigin, naftaada farxad gali, Allah ayaa arinka xallin doona.

Comments

comments

SHARE