Wara Lagu Kalsoon Yahay Oo Ay Halaso Bahda shabakadda wargane Gaar Ahan Xafiiskiisa Caasimada Hargeysa waxaa ay sheegayaan in xanuunka shuban biyoodku uu mar labaad k dilaacay deegano ka tirsan gobalka Awdal .

Xanuunkan ayaa la sheegay ilaa hada in ay u dhinteen 6 qof isla markaana uu soo ritey 766 qof oo xanuunkooda lala tacaalayo .

Waxaana maanta kulan deg deg ah iskugu yimid maamulka gobalka Awdal iyo bahda caafimaadka isla markaana ka wada Hadley sidii xanuunkaasi looga ho tagi lahaa

 

Comments

comments

SHARE