War Deg Deg Ah: Dawladda Jabuuti Oo Dib U Soo Celisay Dagaalkeedii Maalgashigga Dekeda Berbera

Dawladda Jabuuti, ayaa ka hadashay sida ay u aragto maal-gelinta lagu sameeyey dekadda Berbera iyo weli ba tartanka dhex-mari kara dekadaha Jabuuti iyo Berbera ee mustaqbalka dhow, waxaana Maareeyaha dekadaha ee Jabuuti oo arrimahaas ka hadlayaa uu daboolka ka qaaday in aanay ka dawlad ahaan wax dhib ah ku haynin dekadda Berbera isaga oo xusay in wakhti xaadirkan ay soo dhaweynayaan dekaddaas laga maal-gelinaayo Berbera.

 

Comments

comments

SHARE