U Code Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Beesha Habar Yoonis Ka Ba U Qalma Madaxweyne ?

Manta oo ay tahay maalin Axad ah aya waxa bahda shabakadda Wargane Idin la wadagaysa rayga bulshada Iyo Gaar ahan Bulshada weynta ka soo jeeda Beelaha Habar Yoonis Iyo Siyaasiintu waxay ku kala Cadaystaan Aanga Oo Ka Bilaabi Doona Sidan

1-Cabdiraxmaan Cabdillahi Cirro Oo ah gudoomiyaha golaha wakiiladda Ahan Musharax Madaxweyne Ee Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani Sida Caadad U ahan Ku Hana Qaaday Qosol Iyo Dublaamasiyad Siyaasadad Ahan Saaxibka Golaha Wakiilada Mudo 12 Sann Ah

2-Cali Maxamed Waran-cadde oo ah la taliyaha khaaska ah ee madaxweyne Siilaanyo horana u ahan jiray Wasiirki arrimaha Gudaha Mudo Yaro Kobana ahan jiray safiirka u fadhiye Somaliland Dalka Itoobiye Waran-Cadde aya waxa u ku sifoobey Shakhsiga Siyaasada Leh Oo aan laga marin dhanka Madaxweynaha Sido Kale warann Cadde aya waxa U Cadaystay Imu Xukuumad Kasta Ka Dhex Muuqdo Isaga Oo Aanu Hankiiso Wasiirba Dhaafin,,,

3-Md.Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani horan u ahan jiray Wasiirkii arrimaha Gudaha ahna wasiirki asaasay Caadamada RRU da aya waxa u ku sifobay Siyaasad Iyo Geesinimo Iyo Aftahanimo

4-Cismaan Cabdilahi Saxardiid Mr Cadaani: Sida aad wada ogsoontihiinba Wasiirka warfaafinta Jsl Md Cadaani oo aad wada garanaysaan ila imika waxqadkiisa iyo Akhlaaqdisaba waxa u caadaystay Shayga la yidha Guul-Wadayn Oo Koobka Qaaday Markay Noqto Dhanka Cayda

Manu Dhameystirin Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Beesha Habar Yoonis Lkn 4ta Qof ayan iidin soo bandhignay Manta Codkiinuna Waa Mihiim

Maanta Oo Axad ah Waxay Bahda shabakadu Iidin Ladahay Codkiinu Waa Mihiin Next Soo Dooratah Beesha Ku Xigtaa Waa Codkiina

Comments

comments