Somaliland: Shirkada Dahabshiil Company oo Deeq Lacago ah uu Qaybisay Dadki Abaarto Xoolahi Ka Madhisay Degaanka Xarqo-Cali Nuux ee Ceelafweyn+Sawiro

Masuuliyiinta Shirkada Dahabshiil Group Laanteeda Degmada ceelafweyn Ayaa Maalintii Shalay Ahyd Deeqo Lacageed Uqaybisay Dadka Kunool Deeganka Xarqo-Cali-Nuux Oo Kuyaala Galbeedka Degmada Ceelafweyn Dadkaaso Ah Dadkii Ay Kadhamadeen Xoolohu

Deeqdani Ayaa Ah Mid Ay Soobixisay Haayada NRC Iyadoo Kusoo Hagaajisay Lacagtaasi Shirkada Dahabshiil Laanteeda Degmada Ceelafweyn
Deeqdani Ayaa Ah Mid Muddo Dhawr Bilooda Socondoonta Iyadoo Haayadu Ugu Talo Gashay Deeqdani Inay Kusoo Kobcaan Kuna Soo Kabtaan Dadkii Xooluhu Ka Dhamadeen Ee Kunool Deegaanka Xarqo-Cali-Nuux.

Comments

comments