Kulan ay iskugu yimaadeen wasiirka biyaha Somaliland masuuliyiinta Wakaaladda biyaha Hargeysa iyo Bahda Caafimaadka Hargeysa ayaa waxa ay ka wada hadleen sida looga hortagi karo xannuunka shuban-biyoodka.

Comments

comments

SHARE