Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay fariintii digniinta ahayd ee ay dawladda Ingiriisku u dirtay Somaliland iyo saamiga rasmiga ah ee dawladda Itoobiya laga siiyey dekedda magaalada Berbera.

Comments

comments