Somaliland: Daawo Wasiir Xaglo-toosiye Iyo Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Hal Qof Oo Ku Geeriyooday Cilaaj

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye” iyo maamulka gobolka Togdheer ayaa ka hadlay hal qof oo xanuunka Shuban Biyoodka ugu geeriyooday Cilaaj ku yaala magaalada Burco,waxaana maamulka gobolku sidoo kale amar cusub kasoo saareen dugsiyo la doonayey in maalinka Barri ah dib loo furo.

Comments

comments