Siyaasi Cabdilaahi Daamur oo kamid ah hogaanka WADDANI ayaa wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye” ku canaantay inaanu shaqadiisa u madaxbanaanayn oo cidd kale gacanta ku hayso,waxaana uu sidoo kale ka hadlay diyaaraddi Dawooyinka waday ee gaadhay Somaliland.

 

Comments

comments