Maxamed Cabdilaahi Farmaajo madaxweynaha dalka Somaliya ayaa waxaa uu maanta kumanaan qof oo shacbiga reer Moqdisho ah u jeediyey khubad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa,

Khudbadan uu madaxweyne Farmaajo jeediyey ayaa waxaa ay u badneed hanjabaad iyo digniino uu u diraaro ururada dagaalada ka wada dalka Somaliya isla markaana waxaaa uu ku soo bandhigay khudbadiisan wax qabaka xukuumadiisa 100 maalmood ee ugu horeeyey iyo waxyaabaha u qorsheysan

Ka Dhiibo Fikirkaaga Facebook Adigun Is Dhibin So Bandhig Qorshahaaga

Comments

comments