War Deg Deg Ah: Cali Khaliif Oo Imika Gaadhay Magaalada Boorama + Nuxurka Kulankii Jaamacada Camuud + Sawiro

Wafti ka kooban Gudomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe , madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Xubno ka mid ah Guddida Wada Hadalada Somaliland iyo Khaatumo oo kala ah Wasiirka Waxbarashada C/laahi Habane iyo Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Maxamed Xaaji Aadan iyo Masuuliyiin kale oo ka mida Khaatumo ayaa Maanta booqasho ku tagay Gobolka Awdal .

Waxaanay Waftigu ugu horayn Booqdeen Jaamacadda Camuud oo ah Dugsigii uu wax ku soo bartay Cali Khaliif Galaydh, iIdoo kale Waxaa ay waftigani ay soo booqdeen qeybo ka mid ah Magaalada Borama .

Waftigana aya magaalada Borama ku sugnaan Doonaa muddo Laba Maalmood ah

#

Comments

comments

SHARE