Somaliland: Wargeysayadu Maxay Ka Qoran Wasiir Cali Mareexaan”Wasiir baa diyaarad daawo ah dibadda ka keenay. Maba xuma, lakiin Madaxweynihii aynu dooranay taloow mee?.

Wargayska Geeska Afrika Ayaa waxa U Manata Qoraal yaro koban U Kaga Hadlay Guu-Guulaha Maanta  Isaga Oo Cali Mareexaan Kaga Hadlay Diyaaradi Daawada Ahayad

Guuguulaha Geeska Afrika : Wasiir baa diyaarad daawo ah dibadda ka keenay. Maba xuma, lakiin Madaxweynihii aynu dooranay taloow mee?.

Teeda kale Wasiirku halkuu ka keenay lacagta uu daawada soo siiyay. Wax walba waxa igaga daran nidaamkeenii dawladnimo. Diyaarad daawo ah oonu Madaxweynihii ogayn, Wasiirkii caafimaadkuna dalabkeeda samayn, markaasaa haddana la leeyahay hebelna nooliga diyaaradda ayuu bixiyay. Wasiiro iyagu is dhisa, halkii ay Madaxweynaha ka dhisi lahaayeen iga dheh..

Comments

comments