Somaliland: Gobalka Togdheer Oo Laga Dhex Baafinayo Wasiir Maxamuud Xaashi,,

Shacabka Ku Dhaqan Magaalo Madaxda Gobalka Togdheer Ayaa waxay Si Weyn Isku waydiinayaan Waxa ku dhacay Wasiirka Qasrigga Madaxtooyada Jsl Md Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Gabi Ahanba Aan Ka Hadal Xaalada Gobalku Ku Sugan Yahay Iyo Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Aanu Waxaba ka kaysan Mucaawimo ah

Hadaba shacabka ayaa waxay ka halan mucaawimo dhan wasiir Cali Mareexaan oo Diyaarad Dawooyin ah ka gaysatay qaybtiisi

Hadaba maxamuud Xaashi oo ka soo jeeda Gobalka ayaan ila Hada Ka Hadal Xaalada La Soo Daristay Gobalka Togdheer Iyo Xanuunada Soo Ridanayah Shacabka Ayaa waxa U Indhaha Ka Xidhay Wasiirka Madaxtooyadu Booqa Iyo Qaylo Dhanta Gobalakasi

Comments

comments