Cali Khaliif Galeyd iyo wafti ay ka mid yahiin gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa waxaa ay maanta safar ku tageen magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal taas oo Cali Khaliif Booqasho ku tagay Jaamacada Camuud.

 

Comments

comments