Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Ceydiid Solteco oo maanta warbaahinta kula Hadley xafiiskiisa ayaa waxaa uu ku dhawaaqey go,aamo ama amaro ay dawlada hoose ee Hargeysa soo saartey taas oo lagaga gaashaamanaayo in xanuunka shuban biyoodku Hargeysa ka dilaaco.

 

Comments

comments