Wasiir Cali Mareexaan Oo Baraha Bulshada Xalay Iyo Saaka si Aad ah ugu Hadal Hayn Badna Iyo Dhanka Wepsit Yadaba Iyo Dhinaca Wargeyadaba Ayaa  Waxaa been noqotey diyaarad daawo sidey oo shalay ka soo degtay garoonka diyaaraha ee magaalada Berbera taas oo wasiir Cali Mareexaan sheegay in uu isagu kharashkeeda bixiyey oo uu dalka keenay .

Badhasaabka Gobalka Togdheer , Wasiirka Caafimaadka iyo Isku duwaha wasaarada caafimaadka oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Burco ayaa sheegay in diyaaradaasi ay soo dirtay haay’adda ICRS

Arintana ayaaa waxaa ay noqoneysaa ama ay la mid tahay in wasiirka hawlaha Guud uu isku sawiray caawimo ay Haay’ad caalami ahi u soo dirtay dadka ay shuban biyoodku ku dhaceen ee gobalka Togdheer

 

Comments

comments