Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa maanta deeq daawooyin ah gaadhsiiyey Cisbitalka guud ee magaalada Burco ayaa waxaa uu sheegay in gobalka Togdheer uu yahay xudintii Somaliland isla markaana xanuunkan shuban biyoodka ah ee ka dilaacay hadii uu Burco oo dhaafo uu meel walba gaadhi doono

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay ka xisbi ahaan diyaar yahiin waxii ay ka qaban karaan xakameynta xunuunkan isla markaana waxaa uu cadeeyey in gurmadkan ay kala qeyb gali doonan Musharax Cabdiraxmaan Ciro iyo Hogaamiye Xirsi oo magaalada Dubia ku sugan dhawaana dalka iman doona

Comments

comments

SHARE