Kooxaha Aafada Ah Ee Al Shabab Iyo Boko Harama Iyo ururka Daacish-na Imisa Dad Ayay Qacantooda Ku Khaarijiyaan ?

Al Qaeda-linked al-Shabab recruits walk down a street in the Deniile district of the Somali capital of Mogadishu after their graduation March 5, 2012.

rurka Al-Shabab ayaa la sheegay inuu xilligan kaga horreeyo ururrada Boko Haram iyo Daacish marka ay noqoto dadka ku dhinta gacan ka hadalka iyo dagaalka ay wadaan.

Warbxiintan uu qoray wargayska News week ayaa lagu sheegay in sanadkii hore gacanta Al-Shabab ay ku dhinteen 4,281 halka gacanta Boko Harama ay ku dhinteen 3,499, ururka Daacish-na 2350.

Comments

comments

SHARE