Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland Saleeban Axmed Ciise Xaglo Toosiye oo ku sugan magaalada Burco oo xanuunka shuban biyoodku ka dilaacay ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadu da daalka ugu weyn u gali doonto sidii ay cudurkaas u dabar jari laheyd.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in intii aanu xanuunkani ka dilaacin magaalada Burco uu xanuunkani ka dilaacay 16 goobood oo ka horeeyey balse nasiib wanaag dhamaan gobahaas ay ku guuleysteen in ay ka dabar jaraan , Burco na insha alleh ay ku guuleysan doonan in ay ka dabar jaraan

Comments

comments

SHARE