Horyaalkee ugu goolal badnaa 5-ta horyaal ee ugu waawayn qaaradda Yurub?!

25

Waxaa todobaad-dhamaadkii tegey lasoo afjaray horyaalka Talyaaniga oo ahaa midkii ugu dambeeyay horyaallada waawayn ee qaaradda Yurub ee soo xirma.

Haddaba, waa kee horyaalka kal-ciyaareedkan ugu goolasha badnaa Yurub? Waxaa horyaalka la iska dhaliyay goolasha ugu badan noqday horyaalka Talyaaniga oo ay la yaab tahay horyaal ay dadku ku xantaan inuu yahay mid ku dhisan qaab difaac ah.

Waxaa horyaalka Talyaaniga la iska dhaliyay 1,123 gool, kaalinta 2-aad waxaa galay horyaalka La Liga oo la iska dhaliyay 1,118 gool, halka EPL la iska dhaliyay 1,064 gool.

Comments

comments

SHARE