Deg Deg: Daawo Baaqa Dheer Oo Ka Soo Baxay Guddoomiyaha Banka Dhexe Somaliland + Digniin Culus Oo Hawada U Mariyey Shacabka

Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Muddane Maxamed Cabdi Ibraahim Dhoobaale ayaa waxaa uu sheegay maanta in baanka dhexe ee Somaliland uu labadii cisho ee ugu danbeeyey uu qaatey talaabooyin uu wax kaga qabanaayo sicir bararka dalka ka jira ee xadhko goostey

Comments

comments